NEWS
 
ARTICLES
  • Maxaa Xisbiyadii Qaranka Ka Dhigey Qaar Qof Iyo Qabiil Uun Ku Tiirsan ?
    W/Q Maxamuud Daahir Cumar Xisbiyada siyaasada inta badan waxaa sameeya koox dad ah oo iskugu yimid inay ku guuleystaan talada dalka islamarkaana ay helaan awood siyaasi ah si ay isteerinka ugu qab...
    Wednesday, March 20, 2019
  • Qisadda Heesta Lagu Furo Idaacadda BBC-da Ee Socodkii Arraweelo
    Hargeysa, (Hayaannews)-Heesta midhaheedu yahay “Dadkan Dhawaaqayaa” waxayna tahay heesta lagu furo idaacadda BBC-da oo loo yaqannaanay “ Socodkii Arraweelo, heestan oo uu laxanka iyo codkaba sa...
    Thursday, March 14, 2019
  • Bahda Hayaannews Waxay Tacsi U Dirayaan Danjire Cali Shoobe Oo Xaaskiisii Ku Geeriyootay Shil Baabuur
    Hargeysa(Hayaannews)  Bahda Shabakada Wararka ee Hayaannews Waxay tacsi  tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii, eheladii, Qaraabadii ay ka baxday Marxuumad  Hibaaq Cabdiqaadir Koosaar oo ma...
    Wednesday, March 13, 2019
  • Dr Abiy Axmed: Dameeraha Adari Ninka Foofiya Ayaa Soo Xareeya
    Kacdoonkii qoomiyadaha Axmaarada iyo Oromadu wuxuu horseeday iscasilaaddii ra’isal wasaarihii Itoobiya Hailemariam Deselagn oo isagu ka soo jeeday qoomiyadaha koonfurta. Haddaba si xiisadahaa kacsa...
    Wednesday, March 13, 2019
  • Ma Nihin Dad Maangal Ah
    Waxaa jirta baadhis dunida la ga adeegsado oo la yidhaahdo "aragti ururin". Xeeladdaasi waa in dad badan oo bulshada guud ah ama bulshada qayb gaar ah la wayddiiyo aragtida ay ka qabaan arrin, iy...
    Wednesday, March 13, 2019
  • Dulqaadkii Dhimashada!
    Cilmi faandhe waa nin da’ dhexe ah, waa xoog hawl kar ah, waa dantii yaqaan aan daqiiqadina kaga lumin wax aan dantiisa ahayn, xoolo mood iyo noolbana leh Ilaahay ku galladay, Cilmi waxa lagu majee...
    Wednesday, March 13, 2019
  • Abwaan Abees oo ka hadlay Xabsigiisii iyo Soo deyntiisa
    Hargeysa(Hayaannews):- Abwaan Cabdiraxmaan Abees, ayaa markii Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex amartay in la sii daayo oo ay wax dembi ah ku wayday, isla markaana muddo bil iyo dheeraad ah xidhnaa, ay...
    Tuesday, February 26, 2019
  • Wadada Kalitalisnimada
    Sheekh Maxamed Xaaj Maxamuud Xiiray Sida uu ku sheegay Sheekh Cabdiraxmaan Al-kawaakibi Al-Xalabi boqol sanadood ka hor kitaabkiisa ( dhaqanada kalitalisnimada), “muslimiinta waxa halkaas dhigay...
    Tuesday, February 26, 2019
  • Taariikh Nololeedkii Marxuum Dr. Maxamed- Rashiid Sheekh Xasan
    Dr. Maxamed Rashiid Alle ha u naxariistee wuxuu ku dhashay meel la yidhaahdo dooxada Harawo oo u dhaw degaanka Awbare ee Goblka Awdal - Somaliland. Dooxadas ayaanu ku barbaaray ila da'diisu gaadhaysa...
    Saturday, February 23, 2019
  • Siyaasada Geeska iyo Kaalinta Madaxda Soomaalida.
    1- Goljilicda Kenya ka weerari karto Somalia waxaa ka mid ah Somaliland. 2- Somalia & Ethiopia waxaa ka dhexeeya xidhiidh fiican taas oo keentay in ay Ethiopiada Aby xidhiidhka Somaliland hoos...
    Wednesday, February 20, 2019
  • Afar Codsi Oo Ay Dirsanayaan kuwa Naarta Galaa
    (Mid ilaahay ayey u dirayaan, Labana Malaa'igta midka Afraadna Ehelu Jannaha ayay u dirayaan) 1-Waxa odhanayaan "Ilaahow naarta naga saar haddii aanu xumaanta dib ugu noqonana annaga ayaa gardaran...
    Wednesday, February 20, 2019
  • X A B A A L A H A
    Qoraa: Siciid Jaamac Xuseen Xabaaluhu way hadlaan ee dhegihii maqli lahaa ayaa awdan! Xagaagii 2014 anigoo magaaladda Toronto ee dalka Kanada jooga, ayaan maqaal qoray magaciisu yahay ‘F...
    Sunday, February 17, 2019
  • Mashaqada iyo madax wareerka Yurub haysta
    Buugga cusub ee The Strange Death of Europe: Immigration, Identity, Islam ee uu qoray Douglas Murray waan xiisaynayaa in aan akhriyo. Yurub mashaqo weyn baa ka taagan. Waa qaaradda dunida u gu horuma...
    Thursday, February 14, 2019
  • More Articles
LATEST NEWS
TOP NEWS
VIDEOS
       
       
       
FEATURED VIDEOS
     
More Videos