Dhammaan Dadkani Waxay Tacsi U Dirayaan Marxuum Maxamuud Col-Haye (WARAN) Oo Ku Geeriyooday Magaalada Hrageysa.


Suldaan Maxamed Cabdi Faarax (Xooshaar)

Tifaftiraha Shabakada Wararka ee Hayaannews Mustafe-Janaale

Guddoomiyaha Ururka Sancaani Foundation Maxamed Xuseen Muxumed (Jagac)

Guddoomiyaha Ururka Naafada ee DPA  Jaamac Ibraahim Cawad

Gudoomiyaha Xisbiga KULMIYE ee Degmada Axmed Dhagax  Maxamuud Jaamac Qoofal

Ganacsade Ibraahim Guraase

Siyaasi Murashax Mawliid Keyse Muxumed (Mawliid-QARRO)

Eng. Mukhtaar Yuusuf Axmed (Migiste)

Qurbajoog Axmed Xiis

Dhamaan dadkani waxay tacsi u dirayaan Marxuum Maxamuud Col-haye (WARAN) oo caawa oo ay taariikhdu ahayd 22.11.2020 ku geeriyooday Magaalada Hargeysa, waxaanay ILAAHAY Marxuumka uga baryayaan inuu naxaraiistii janno ka waraabiyo, Qoyskii Eheladii, Qaraabadii uu ka baxayna Samir iyo iimaan saadiqa ha inaga siiyo.

Aamiin…………………Aamiin……………………………………………Aamiin