Hargeysa(Hayaannews):- Abwaan Cabdiraxmaan Abees, ayaa markii Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex amartay in la sii daayo oo ay wax dembi ah ku wayday, isla markaana muddo bil iyo dheeraad ah xidhnaa, ayaa ka hadlay xadhiggiisa iyo soo deyntiisa shalay
Abwaan Abees hadalkiisa iyo hadalka qareenka u dooday Guuleed-daafac, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan.
