Bahda Hayaannews Oo Bogaadisay Muuse_Xaaji_Cabaydh Iyo Xamda_Yuusuf_Jaamac Oo Meherkoodu Ka Dhacay Magaalada Hargeysa.

“GACAL IYO SOKEEYABA MEHERKIINA LAGU FARAX…..”

Tifaftiraha Shabakada Wararka ee Hayaannews Mustafe_Aabdi_Maxamed (#Mustafe_Janaale) iyo dhamaan Hawlwadeenda ka hawlgalaa Waxay Hambalyo kal iyo laaba u dirayaan

#Muuse_Xaaji_Cabaydh

                   Iyo

#Xamda_Yuusuf_Jaamac

Oo Meherkoodu Ka Dhacay maanta oo ay taariikhdu ahayd 1.2.2021 Magaalada Hargeysa, Waxaanay leeyihiin noqda reerkii isku waara ee Ubad Khayr qaba kala hela.

Aamiin……………………………………Aamiin…………………..Aamiin.