Bahda Hayaannews Oo Tacsiyadaynaysa #Ibraahim-SHIINE Oo Xaaskiisi Marxuumad Ifraax Maxamuud Ducaale Ku Geeriyootay Magaalada Hargeysa.

Hargeysa(#Hayaannews): Tifaftiraha Shabakada Wararka ee #Hayaannews Mustafe Cabdi Maxamed (#Mustafe_Janaale) iyo dhammaan hawl-wadeenada ka hawlgalaa waxay tacsi u dirayaan #Farsamayaqaan Ibraahim Axmed Maxamed (#Ibraahin_SHIINE) oo aan ka tacsiyadeynayno Geerida u timi Xaaskiisi Marxuumad #Ifraax_Maxamuud_Ducaale oo maanta oo ay taariikhdu ahayd 21.6.2021 ku geeriyootay Magaalada Hargeysa.

Marxuumadda ILAAHAY ha u naxariisto, Qoyskii,Eheladii,Asaxaabtii, iyo guud ahaan shacabka reer Somaliland ee ay ka baxdayna Samir iyo iimaan ha ka siiyo.

Aamiin…………………………..Aamiin………………………Aamiin

Isha ku hay Shabakada caalamiga ah ee WWW.Hayaannews.net oo kala soco wararkii ugu danbeeyey adduunyada.

#Hayaannews, Office

Hargeysa, Somaliland

EMAIL: Hayaannewssoma@gmail.com

.