Bahda #Hayaannews Waxay Hambalyo U Dirayaan #Mustafe_Xasan Abokor Iyo #Nimco Aadan Maxamed Oo Meherkoodu Ku Qabsoomay Magaalada Hageysa. DAAWO SAWIRADAN:

“GACAL IYO SOKEEYABA MEHERKIINA LAGU FARAX”

Hargeysa(Hayaannews): Tifaftiraha Shabakada Wararka ee #Hayaannews Mustafe Abdi Mohamed (#Mustafe_Janaale) iyo dhammaan hawl-wadeenada ka hawlgalaa waxay hambalyo kal iyo laaba hawada u marinayaan.

#Mustafe Xasan Abokor

                            iyo

#Nimco_Aaden_Maxamed

Oo Meherkoodu maanta oo ay taariikhdu tahay 1.1.2022 ku qabsoomay Masaajidka Magaalada Hargeysa.

Waxaanay leeyihiin noqda reerkii isku waara ee ubad khayr qaba kala helaa.

Aamiin………………Aamiin………………Aamiin

Isha ku hay Shabakada caalamiga ah ee WWW.Hayaannews.net oo kala soco wararkii ugu danbeeyey adduunyada.

 #Hayaannews, Office

Hargeysa, Somaliland

FACEBOOK: https://www.facebook.com/Hayaannews

EMAIL: Hayaannewssoma@gmail.com