Bahda #Hayaannews Waxay Hambalyo U Dirayaan Shamsudiin Cabdi Xasan Qarbash Iyo Faadumo Naasir Cabdilaahi DOOBILKOOLE Oo Meherkoodu Ku Qabsoomay Hageysa

“GACAL IYO SOKEEYABA MEHERKIINA LAGU FARAX”

Hargeysa(Hayaannews): Tifaftiraha Shabakada Wararka ee #Hayaannews Mustafe Abdi Mohamed (#Mustafe_Janaale) iyo dhammaan hawlwadeenada ka hawlgalaa waxay hambalyo kal iyo laaba hawada u marinayaan.

#Shamsudiin_Cabdi_Xasan_Qarbash.

                            iyo

#Faadumo_Naasir_Cabdilaahi_DOOBILKOOLE.

Oo Meherkoodu maanta oo ay taariikhdu tahay 12.6.2021 ku qabsoomay Huteelka MANGO GARDEN ee Magaalada Hargeysa.

Waxaanay leeyihiin noqda reerkii isku waara ee ubad khayr qaba kala helaa.

Aamiin………………Aamiin………………Aamiin

 

Isha ku hay Shabakada caalamiga ah ee WWW.Hayaannews.net oo kala soco wararkii ugu danbeeyey adduunyada.

#Hayaannews, Office

Hargeysa, Somaliland

FACEBOOK:https://www.facebook.com/Hayaannews

EMAIL: Hayaannewssoma@gmail.com