Bahda #Hayaannews Waxay Tacsi U Dirayaan Marxuumad Caasha Yuusuf Cabdi Faarax Oo Caawa Ku Geeriyootay Magaalada Hargeisa.

  Hargeysa(Hayaannews): Tifaftiraha Shabakada Wararka ee #Hayaannews Mustafe Abdi Mohamed (#Mustafe_Janaale) iyo dhammaan hawlwadeenada ka hawlgalaa waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan, Qoyskii, Ehelkii, Qaraabadii, Caruurtii iyo guud ahaan Shacabka reer Somaliland ee ay ka baxday Alle ha u naxariiste Marxuumad Caasha Yuusuf Cabdi Faarax oo caawa oo ay taariikhdu ahayd 29.8.2021 Ku Geeriyootay Cusbitaalka guud ee Magaalada Hargeysa.

Marxuumada ayaa labadii cisho ee u danbeeyey xanuunsatay, iyada oo ay Neeftu qabatay, kadib waxa loo qaday Cusbitaalka guud ee Magaalada Hargeysa, Kadib caawa ayay ku geeriyootay.

Marxuumadu waxay ahayd qof wanaagsan  oo Af-gaaban, ILAAHAY ha ka waraabiyo jabatul-fardowsa, Dhammaanteena Samir iyo iimaan ha inaga siiyo.   

Aamiin………………Aamiin………………Aamiin

 

Isha ku hay Shabakada caalamiga ah ee WWW.Hayaannews.net  oo kala soco wararkii ugu danbeeyey adduunyada.

 #Hayaannews, Office

Hargeysa, Somaliland

FACEBOOK: https://www.facebook.com/Hayaannews

EMAIL: Hayaannewssoma@gmail.com

Sidoo Kale Waxa Hamablyo taa la mida dirayaa:

Hooyo Saafi Cabdilaahi Jaamac Nadiif

Hooyo Sahra Yuusuf Warsame

Mubaarig Cabdi Maxamed

Maxamed-Aamiin Cabdi Maxamed

Muuna Cabdi Maxamed

Mukhtaar Cabdi Maxamed

Fardowsa Cabdi Maxamed

Nimco Cabdi Maxamed

Aasiya Cabdi Maxamed

Niciima Cabdi Maxamed

Mubaarig Xasan Jaamac

Cabdixakiin Cabdilaahi Jaamac

Khadar Cabdilaahi Maxamed

Cabdiqaadir Cabdilaahi Maxamed

Farax Cabdilaahi Maxamed

Axmed-NAASIR Cabdilaahi Maxamed

Dhamaan Dadkani waxay Tacsi u dirayaan:

Marxuumad Caasha Yuusuf Cabdi Faarax  oo caawa ay Taariikhdu tahay 29.8.2021 ku geeriyootay Magaalada Hargeysa, waxaanay ILAAHAY uga baryayaan inuu Marxuumada u naxariisto, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, iyo umadda reer Somaliland ee uu ka baxayna Samir iyo iimaan ka siiyo.

Aamiin………………Aamiin………………Aamiin