Bahda Hayaannews Waxay Tacsi U Dirayaan Mujaahid Xasan Cumar Xirsi (Xasan-GUJUF) Oo Walaalkii Marxuum Yuusuf Cumar Xirsi Ku Geeriyooday Hargeysa.

 INAA LI LAAHI WA INA ILEYHI RAAJUCUUN

Hargeysa(Hayaannews): Tifaftiraha Shabakada Wararka ee Hayaannews Mustafe Cabdi Maxamed (Mustafe-Janaale) iyo dhammaan hawlwadeenada ka hawlgalaa waxay Tacsi  tiiraanyo leh u dirayaan Mujaahid Xasan Cumar Xirsi (Xasan-GUJUF) oo Walaalkii Marxuum Yuusuf Cumar Xirsi Buubaal maalintii shalay ee ay taariikhdu ahayd 14.1.2021 ku geeriyooday Magaalada Hargeysa.

Waxaanan Marxuumka ILAAHAY uga baryeyna inuu janadii fardowsa ka waraabiyo, Qoyskii, Ehaladii, Qaraabadii iyo guud ahaan umadda reer Somaliland ee uu ka baxayna Samir iyo iimaan saadiqa ha inaga siiyo.

Aamiin……………………..Aamiin……………………………………..Aamiin.

Hooyo Saafi Cabdilaahi Jaamac Nadiif

Hooyo Sahra Yuusuf Warsame

Mubaarig Cabdi Maxamed

Maxamed-Aamiin Cabdi Maxamed

Muuna Cabdi Maxamed

Mukhtaar Cabdi Maxamed

Fardowsa Cabdi Maxamed

Nimco Cabdi Maxamed

Aasiya Cabdi Maxamed

Niciima Cabdi Maxamed

Mubaarig Xasan Jaamac

Cabdixakiin Cabdilaahi Jaamac

Khadar Cabdilaahi Maxamed

Cabdiqaadir Cabdilaahi Maxamed

Farax Cabdilaahi Maxamed

Axmed-NAASIR Cabdilaahi Maxamed

Dhamaan dadkani waxay Tacsi u dirayaan Mujaahid Xasan Cumar Xirsi (Xasan-GUJUF) oo Walaalkii Marxuum Yuusuf Cumar Xirsi Buubaal maalintii Khamiistii Taariikhduna ahayd 14.1.2021 ku geeriyooday Magaalada Hargeysa, oo lagu aasay. Marxuumka ILAAHAY ha geeyo janatul Fardowsa, dhamaanteena Samir iyo iimaan ha inaga siiyo.

Aamiin……………………………………………………………..Aamiin.