“Carwada Ganacsiga Taiwan ee Somaliland 2021

Carwo Ganacsiyeedka Taiwan ee Somaliland 2021 waxa ay ka furmi doonta Hargeysa gaar ahaan Grand Haadi Hotel inta u dhaxaysa 4 – 5ta Novermber 2021 (Khamiista ilaa Jimcaha). Carwada waxa ka soo qayb gali doona ganacsato ka socota Taiwan, Somaliland, Ethiopia, Jabuuti, Kenya iyo dalalka kale ee jaarka. Waa fursad abuuri doonta fursad isbarasho oo abuurta dhaqdhaqaaq ganacsi oo ka dhex bilaabma Taiwan iyo dalalka Bariga Afrika oo Somaliland hormood ka tahay.

Noocyada ganacsiyada lagu soo bandhigi doona waxaa ka mid ah: Agro-processing, Bio-medical, Car parts, Green energy, ICT, electronics, oil, minerals, textiles, Ocean Freight and Air Freight Logistics, Coffee export, iwm.

Taiwan Expo 2021 in Somaliland

Taiwan Expo 2021 in Somaliland will begin in Hargeisa at the Grand Haadi Hotel between November 4 – 5, 2021 (Thursday to Friday). The event will bring together trade organizations, chambers of commerce, and business people from Taiwan, Somaliland, Ethiopia, Djibouti, Kenya, and other neighboring countries. The expo will highlight the market opportunities in East Africa and it is expected to strengthen commercial links between Taiwan and East African nations through Somaliland.

Taiwan Expo 2021 in Somaliland focused Areas: Agro-processing, Bio-medical, Car parts, Green energy, ICT, electronics, oil, minerals, textiles, Ocean Freight and Air Freight Logistics, Coffee export, etc.”

Isha ku hay Shabakada caalamiga ah ee WWW.Hayaannews.net oo kala soco wararkii ugu danbeeyey adduunyada.

#Hayaannews, Office

Hargeysa, Somaliland

#Mustafe_Janaale(#MJ)

EMAIL: Hayaannewsonline@gmail.com