Daahfurka Cilmi Baadhis Laga Sameeyey Sirdoonka Iyo Soomaalida

Muqdisho(Hayaannews) Cilmibaadhis laba sanno iyo dheeraad socotay oo uu waday qoraa Cabdinaasir Axmed Abraham oo ka xogwarramaysa DAWLADNIMADA, AMMAANKA IYO SIRDOONKA ayaa habeen dambe oo jimce ah taariikhduna tahay 13 December 2019 magaalada Muqdisho Hudheel (H) qayb ka mid ah lagu soo bandhigi doonaa haddii Alle yidhaa.

Sidaa darteed asaxaabta Muqdisho joogta waxa aan ku wargelinaynaa in ay ka qayb galaan.Dhamaadka Wada SheekaysigaFariin qor…