“Denbi ah dalka kamuu gelin- ee Amuurtu Waxay Ahayd Waxaagga kula lihi Haddii Kale Waa Laggu Xidhayaa…..”  Abdilahi Hassan

Xukumadda Somaliland aad ayaan ugu amaanayaa siideynya Mulkiilaha Astaan TV. Aniggu yarkan ma aqaano weligey lama kulmin- laakiin waxaan ogahay in aanu dalka denbi ka gelin ee laggu gilgilaayey ganacsigiisa oo qudha.

Xukumadda beriggii waxaan ugu baaqay in xoriyadiisa loo soo celiyo oo aan nina laggu liican.Wakhtigii la xidhay qoraal ayaan ka diyaariyey aan ugu doodaayey yarkan.

Alle ayaa cadaalad haya ee waxaa loo baahanyahay in Somaliland cadaaladda aad u ilaaliso. Fahad Yaasiin ayuu halkan uga wakiil yahay iyo dhibkii loo dhegeystay yarkaa waxuu la xidhiidhey ganacsigiisa cidda ka masuula dhibta intaa leegna waa la ogyahay.

Dalka cid weliba wey maal gashanaysaa ee yaan Ummad la didin ee hala soo dhoweeyo. Xukumaddu aad ayey ugu mahadsantahay inay cunugan xoriyadiisa u soo celiso. Wax denbi ah dalka kamuu gelin- ee amuurtu waxay ahayd waxaagga kula lihi haddii kale waa laggu xidhayaa.

He was asked to provide some shares- he refused and then he was arrested without reason- he was in prison approximately 146 days may be. Pleased to see his release, it is really good for him indeed.

Abdilahi Hassan.

#Hayaannews