Dhamaan Madaxdan Iyo Masuuliyiintani Waxay Hambalyo U Dirayaan Muuse Xaaji Cabaydh Iyo Xamda_Yuusuf_Jaamac Oo Meherkoodu Ku Qabsoomay Magaalada Hargeysa.

“GACAL IYO SOKEEYABA MEHERKIINA LAGU FARAX..”

Siyaasi Cabdi Haybe Maxamed

Mujaahid Cabdi Muxumed Xirsi (Cabdi-SABAAL)

Agaasimaha Ururka Development &Protection Association (DPA) Jaamac Ibraahim Cawad

Tifaftiraha Hayaannews Mustafe Abdi Maxamed (Mustafe-Janaale).

Guddoomiyaha Gobolka Maroodijeex ee Xisbiga WADDANI Xamse Ciise Cabdi

Ambassador Axmed Jaamac Hassan Shirre (GAAWEETO).

Khadar Maxamed Cakule

Siciid Cawil Axmed-XAJIIN.

Eng. Yaasin Cabdi Yaasin.

Mukhtaar Cabdi Xirsi

Daa’uud Cabdi Yuusuf Geelllee

Dr. Khadar Cabdilaahi Maxamed

Baanker Cabdi-Majiid Yuusuf Jaamac

Ganacsade Siciid Yuusuf (Siciid-CADDEYLLE).

Aqoonyahan Cabdikariin Cumar Odowaa

Mustafe Abdi Cilmi (QALBI).

Murashax Axmed Maxamed Fidhin Geelle (Axmed-MAAWEEL).

Cabdinaasir Axmed Ibraahim.

Dhammmaan Dadkani Waxay Hambalyo u dirayaan:

#Muuse_Xaaji_Cabaydh

                   Iyo

#Xamda_Yuusuf_Jaamac

Oo Meherkoodu Maanta oo ay taariikhdu ahayd 1.2.2021 ku qabsoomay Magaalada Hargeysa, Waxaanay leeyihiin noqda reerkii isku waara ee Ubad Khayr-qaba kala hela.

 

 

 

 

Aamiin……………………………..Aamiin…………………Aamiin