Dhammaan Dadkani Waxay Tacsi U Dirayaan Guddoomiyaha Ururka SANCAANI Foundation Maxamed Xuseen Muxumed (Jagac) oo Habaryartii Marxuumad Faadumo Axmed Jidhif Ku Geeriyootay  Kuwait

“INAA LI LAAHI WA INA ILEYHI RAAJUCUUN”

Suldaan Maxamed Cabdi Faarax (Xooshaar)

Tifaftiraha Shabakada Wararka ee Hayaannews Mustafe-Janaale

Guddoomiyaha Ururka Naafada ee DPA  Jaamac Ibraahim Cawad

Gudoomiyaha Xisbiga KULMIYE ee Degmada Axmed Dhagax  Maxamuud Jaamac Qoofal

Ganacsade Ibraahim Guraase

Siyaasi Murashax Mawliid Keyse Muxumed (Mawliid-QARRO)

Eng. Mukhtaar Yuusuf Axmed (Migiste)

Axmed-NUUR Rashiid Keyse

Qurbajoog Axmed XIIS.

Maxamed Cismaan Food-yare

Yaasin Ismaaciil BUTEEYE

Iid Sheekh Mukhtaar Cabdi

Siciid Axmed Cali

Cabdi Jaamac Bulaale

Cabdinaasir Ismaaciil Caraale

Dhamaan dadkani waxay tacsi u dirayaan Guddoomiyaha Ururka SANCAANI Foundation Maxamed Xuseen Muxumed (Jagac) oo Habaryartii Marxuumad  Faadumo Axmed Jidhif oo maanta oo ay taariikhdu ahayd 8.12.2020 ku geeriyooday dalka Kuwait, waxaanay ILAAHAY Marxuumada uga baryayaan inuu naxaraiistii janno ka waraabiyo, Qoyskii,Eheladii, Qaraabadii ay ka baxdayna Samir iyo iimaan saadiqa ha inaga siiyo.

Aamiin…………………Aamiin……………………………………………Aamiin

#Hayaannews