Lix Xikmadood Oo Macne Nololeed Xambaarsan!

 

(1) waqti baa dhammaan dadkii xaafadda oo dhan isu soo baxeen Alle bari roob-doon ah. Maalintii Alle bariga dadka oo dhan isugu soo baxeen ayaa wiil yar uu soo qaatay dallad. Waxa ay tilmaamaysaa imaan wanaag.

(2) ubadka yar yar marka aad kor u laliso way qoslaan, sababtoo waxa ay og yihiin in aad qabanaydo. Waxa taasna la yidhaa ku aaminaad.

(3) habeen kasta waxa aynu sariirteena tagnaa inagoon haysan dammaanad qaad ah in aynu nolol ku soo kici doono subaxa. Taasna waxa la yidhaa rajo.

(4) waxa aynu berri u qorshaynaa qorshaya waaweeyn qabashadooda, inagoon wax aqoon ah u lahayn mustaqbalka. Taasina waa kalsooni.

(5) Inagoo og dhibaatada dunida ka jirta, haddana waynu guursanaa oo ubad isu yeelanaa. Taasina waa Jacayl.

(6) Nin wayeel ah ayaa garankiisa waxa ku xardhanaa jumlad u dhigan “Ma ahi 80 jir, balse waxa aan ahayn 16 jir loo geeyey 64 sanno oo khubrad ah. Taasina waa qab.

==================

SIX LITTLE STORIES WITH LOTS OF MEANINGS

(1). Once all villagers decided to pray for rain. On the day of prayer, all the people gathered, but only one boy came with an umbrella. That is faith.

(2). When you throw babies in the air, they laugh because they know you will catch them. That is trust.

(3). Every night we go to bed without any assurance of being alive the next morning, but still we set the alarms to wake up. That is hope.

(4). We plan big things for tomorrow in spite of zero knowledge of the future. That is confidence.

(5). We see the world suffering, but still, we get married and have children. That is love.

(6). On an old man’s shirt was written a sentence ‘I am not 80 years old; I am sweet 16 with 64 years of experience.’ That is attitude.

Ibrahim Khadar Siciid

Isha ku hay Shabakada caalamiga ah ee WWW.Hayaannews.net oo kala soco wararkii ugu danbeeyey adduunyada.

#Hayaannews, Office

#Mustafe_Janaale

EMAIL: Hayaannewsonline@gmail.com