HAYAANNEWS.NET
Marfishka Dayaxa Korkiisa oo Tacsi U Dirayaa Xildhibaan Saleebaan Daahir Dogox Oo Walaalkii Marxuum Ismaaciil Daahir Dogox (Ismaaciil Yaakhi) Ku Geeriyooday Hargeysa.
November 1, 2020 - Written by admin
Mustafe
Cabdi Maxamed (Mustafe-Janaale)
Garyaqaan
Khadar Koosaar Muxumed
Caaqil
Cabdicasiis Aw Daahir Biixi
Muuse Xaaji
Yuusuf
Aaden Jicsin
Ducaale
Muxumed
Cismaan Cabdi (Qeylo)
Baanker Maxamed
Cumar Xasan Feedho
Axmed Xaaji
Cabdilaahi Bilaawe. (Qaadiro)
Axmed Tahar
Xirsi
Axmed
Maxamed Cismaan (Axmed-Gurey)
Khadar
Maxamed Ismaaciil (Khadar-GAAB)
Oday Good Hurre
Mujaahid
Shoonbe Cumar Cismaan.
Dhamaan Marfishka Daxaya Korkiisa waxa uu Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Xildhibaan Saleebaan Daahir Dogox iyo Khadka Daahir Dogox oo Walaalkood Marxuum Ismaaciil Daahir Dogox (Ismaaciil-YAAKHII) oo ku geeriyooday maanta oo ay taariikhdu tahay 1.11.2020 Magaalada Hargeysa, Waxaana Marxuumka lagu aasay Xabaalaha Masalaha ee Uubaale ee Magaalada Hargeysa.
Waxaanay ILAAHAY Marxuumka uga baryayaan inuu janadii fardowsa ka waraabiyo, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii iyo guud ahaan umadda reer Somaliland Samir iyo iimaan ka siiyo.
COMMENTS
|