RAMAAX Oo Weli Xasuusan Dhoobirnimadii Geella Dhuuxa Af- cad

Ramaax Cali Hayste oo shaqo.ka dhigtey xajiimeynta Aayo-ka- tashiga bulshada ssc ayaa baadhitaan ka dib la ogaadey sababta ku keliftey iney tahay cadho ka dhalatey Ciqaab adkeyd oo uu soo Mariyey Ganacsade reer Buuhoodle ah oo la odhan jirey Dhuux Af-cad, sanadihii sideetanaadkii.
kaasoo ka dhigey Ramaax Dhoobir ilaaliya Geelliisa muddo lixda bilood ah kadib markii uu ka dhacey xoolo uu ka ahaa dilaalka.Sawirkani waa Ramaax Cali Hayste oo caraabinaya kadin geelii Dhuux af-cad ah. Dabo taag Area.
Ugaas Berde