HAYAANNEWS.NET
Siyaasi Barkhad waa nin bisil oo waxuu odhanaayo garan kara runtii!!!
December 10, 2020 - Written by admin
“Dagaal maaha dunidiye waxbaa lagu soo daraa”
Siyaasad waa deganaan, aqoon iyo in aad garan kara halka aad ka dili karto Xisbigga ama qofka kula ordaaya.
Siyaasi Barkhad waa nin Siyaasiya in kastoo aan kala Xisbi nahay oo Wadani iyo Kulmiye nahay- runtii Barkhad danta iyo daryeelka Qaran Somalikand wuu garanayaa.
Abdi Hassan Buuni AHUN, 1993 Wasaaradda Arimaha Dibadda isagoo la joogga Agaasimahii Guud ee wakhtigaa tallo aan weli xasuusto.
Siyaasi ayuu ahaa raggii lixdankii camalaynaayey ahaa- anaguna raga waa weyn kama tagnee- waannu maskax iyo taariikh maalaa.
Haddii uu kani yarkiisii yahay Abdi Hassan Buuni nin dhowrsan oo taariikh badan ayuu ahaa.
Nin xayta ama xumaan foofiya ma ahayn.
Sheekadda reer Somaliland ina hebel noqoto oo kartidda, aqoonta iyo firfircoonidda libaaxyadda kacay aan la maamuusin burbur ka eeg. In laysu baxsado ama la caytamo- waxaa ka ka roon in dhegeysta dhegtoodda lagu guulaysto oo asluub iyo aqoon laggu saleeyo doodda had iyo jeer.
Waar ninkaa Barkhad waa Siyaasi ee ninkii gole la fadhiistee dood ugu tagow edeb yeello.Alle hortii qaar xagxagta ka Siyaasisan oo ka nasabsan- Nin kastoow waxaad la gole timaado ayaad leedahay.
Nin weliba geedkuu yahay ayuu hadhsadaa- Galool iyo Jilab isku hadh iyo isku faaiido maaha.
Abdilahi Hassan.
#Hayaannews

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews