Suxufi Kayse Axmed Digaale Oo Xaflad Balaadhan Soodhawayna Loogu Qabtay Dalka London DAAWASHO-WACAN
October 26, 2019 - Written by admin
Suxufiga Caanka ah ee Kayse Axmed Digaale ayaa Munaasibad
soo dhaweyna loogu sameeyey dalka Ingiriiska, kadib markii uu dhawaan halkaasi
safar shaqo ku tagay.
Mr. Digaale ayaa waxa uu ka mid yahay suxufiyiinta ruug-cadaaga
ee ka soo qeybqaatay dhismaha Saxaafadda Somaliland