Hay’adda ICRC Oo Shaacisay In 150 Qof Ay Ku Dhinteen LAASCAANOOD.

LAASCAANOOD(Hayaannews) :- Guddiga Caalamiga ah ee Laanqeyrta Cas ayaa sheegay in tan iyo markii ay shaqaaqadu ka qarxday magaalada Laascaanood ee gobolka Sool horaantii bishii February, ay halkaasi ku dhinteen ugu yaraan 150 qof, boqolaal kalena ay ku dhaawacmeen.