Xisbiga WADDANI Oo Ka Hadlay Muranka U Dhaxeeya Ganacsade Axmed Cismaan Iyo Dawlada Jabuuti, Eedeyna U Jeediyay Madaxweyne Biixi
Hargeysa(Hayaannews) Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ayaa ka hadlay muranka u dhaxeeya Ganacsade Axmed Cismaan Geelle Iyo Dawlada Jabuuti,islamarkaana eedeeyey Dawlada Madaxweyne Biixi.
Gudoomiyaha ku meel-gaadhka ah ee xisbiga WADDANI Xil CabdiqaadirXaaji Ismaaciil Jirde ayaa si cad u sheegay in ganacsade Axmed Cismaan yahay nin la dhacay isla markaana ay xukuumadu meel xun iska NAtaagtay oo ay dhinac noqotey lana safatey dawlada Jabuuti , oo ay si cad ula safatey
