Suxufi Cabdimalik Coldoon Oo La Horkeenay Oo Mar Kale Maxkamadda La Horkeenay Isaga Oo Bilaa Qareena.

Hargeysa(Hayaannews):  Suxufi Cabdimaalik Muuse Coldoon ayaa maanta markale la horkeenay Maxkamadda gobolka Hargeysa, isagoo aan haysan wax Qareen ah.

Maxkamadda ayaa Coldoon ka codsatay inuu beddelo Garyaqaan Jamaal Maandeela, oo uu hore u qabsaday iyadoo maxkamadu ay sheegtay inay ka cabanayaan Garyaqaankaas.

Coldoon ayaa isna iska diiday in uu badalo Qareenkiisa hore, waxaana Coldoon dib loogu celiyay Xabsiga Hargaysa.

Iyada oo dhowr-jeer oo hore la horkeenay Samo-fale Cabdimaalik Muuse Coldoon

Isha ku hay Shabakada caalamiga ah ee WWW.Hayaannews.net oo kala soco wararkii ugu danbeeyey adduunyada.

#Hayaannews, Office

Hargeysa, Somaliland

#Mustafe_Janaale(#MJ)

EMAIL: Hayaannewsonline@gmail.com