Afrika Wey Ka Soo Gudubtey Xiligii Loo Maamulayey Sida Uu Jeclaa Ninka Cad

Qorshaha Dalalka Galbeedka ayaa ah sidii Afrika dib loogu gumeyn lahaa, ka dib markii ay ogaadeen in ay gebogebo tahay siyaasadii ay ku haaneedinayeen dunida. Weliba, xilli ay aad ugu baahan yahiin khayraadka Afrika.

Runtu waxaa ay tahay, Afrika in ay waayo-aragtay, aqoon badan korodhsatay iyo in ay isu diyaarinayso hoggaaminta dunida iyadoo ku xisaabtamaysa bisaylka siyaasadeed, hodontinimo, iyo cududda shaqaale.

Haddaba, Maraykan iyo xulifadiisu waxa ay aad uga dhiidhiiyeen nabadda iyo midnimada ku soo fool leh Geeska, sida, isbahaysiga Somaaliya, Eritrea iyo Ethiopia taasoo horseedi doonta isku tashi, midnimo iyo horumar saameeya Qaaradda.

Afrika waxaa ay ka soo gudubtay xilligii loo maamulanayey sidii uu jeclaa ninka cad. Marnaba 2021 ma uu noqon doonno 1884.

Guul #africa Guul #Somalia Guul #Ethiopia Guul #Eritrea. #NoMoreTPLF  #nomoreUS  #horrimania

Qalinkii Xasan Cumar Hoorri

Isha ku hay Shabakada caalamiga ah ee WWW.Hayaannews.net oo kala soco wararkii ugu danbeeyey adduunyada.

#Hayaannews, Office

Hargeysa, Somaliland

#Mustafe_Janaale

EMAIL: Hayaannewsonline@gmail.com