Agaasimaha guud Ee Wasaarada Maaliyadda Somaliland Oo Soo Kormeeray  Kastamada Caasha -cado , Lowyacado iyo Seylac

Hargeysa(Hayaannews0; Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Maaliyada Md. Maxamed Xuseen (Mu,adinka) oo uu wehelinayo Safiirka Somaliland ee Dalka Djabuuti, ayaa Safar shaqo kusoo maray kastamda Gobolka Salel ku yaala sida Kastamka caasha-cado Lawyacado, iyo Saylac.

Weftiga Agaasimaha Guud waxaa Gobolka sidiiran ugu soo Dhaweeyay Gudoomiyaha Gobolka salel Mudane Mawliid maxamed Nuur, Iyo sidoo kale maamulayaasha Laamaha Laamaha Kastamadda.

U-jeedada safarkan oo Daaranaa u kuurgaka xaalada shaqo iyo dar-dargelinta shaqada. Waa Safarkii ugu horeeyey ee uu u baxo Agaasiimaha guud tan iyo intii loo magacaabay xilkaasi