HAYAANNEWS.NET
AROOS XIISA BADDAN: Qoys Cadaana Oo Ku Aqal-galay Magaalada Hargeysa
April 3, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Hayaannews): lammaane u dhashay dalka Canada ayaa xafladda arooskooda ku dhigay magaalada Hargeysa, waxaana baraha ay bulshada ku kulanto lays la dhexmarayey sawiro muujinaya caruusadda oo xiran dharka dhaqanka ee ay Soomaalidu xirato xiliyadda arooska hadaba waxaanu lamaanahaasi ka waraysanay sababta ay u doorteen in ay arooskooda ku qabsadaan magaalada Hargeisa iyo sababta ay u xirteen dharka dhaqanka iydoo soomaalida intooda badan ay jecelyihiin in xiliga arooska ay xirtaan taashka.

Ibrahim Jaamac oo ka tirsan BBC-da ayaa waraystay mid ka mid ah lammaanahan, waxa uuna weydiyeey sababta ay u doorten inay halkan xafladda ku samaystaan, waxa ayna ku jawaabtay.

‘Haa aniga iyo ninkii aan u doodananaa waxaan go aansanay inaan isguursano maxaa yeelay waxaan wada soconay muddo afar sanno, labo sano oo kamid ah afarta sano ee aan wada soconay waxaan ku noolaa magaalada Hargeisa dadka halkan joogana waxaan nahay saaxiibo waxa muhiim ii ahaa waa saxiibadeyda joga dalka Canada sidaasi darteed waxaan go’aansannay inaan halkan xaflad ku sameysano maxaa yeelay saxiibadeenna Somaliland oo aan imaan karin canada sidoo kale bisha July ayaa xaflad kale ku sameysanaynaa canada’

Baraha bulshada Soomaalida ayaa waxa qabsaday hadal hayna arooskan iyo muuqaaladdooda oo aad u qurux badan, dharka hidaha iyo dhaqanaka ayey lammaanahan ku labisteen arrintas oo ka yaabisay dad badan.

Caruusadda ayaa BBC-da u sheegtay sababta ay u dooratay inay ku labisato dharkan, waxayna tiri, ‘Waxaan u doortay dhaqanka somalia maxaa yeelay wuu qurux badanyahay aroosyada asxaabtayda ee aan tagayna waan ku arkay waana ka helay naqshadooda, wuu qurux badanyahay aad ayaana u jeclayahay dhaqanka Somaliland’

Source BBC

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews