INAA LI LAAHI WA INA ILEYHI RAAJUCUUN
Hargeysa(Hayaannews): Tifaftiraha Shabakada Wararka ee Hayaannews Mustafe Cabdi Maxamed (Mustafe-Janaale) iyo dhammaan hawlwadeenada ka hawlgalaa waxay Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan, siyaasiyiinta, bahda saxaafadda, haweenka, qaraabada, asxaabta, iyo shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland ee ay ka baxday ALLE ha u naxariistee Wasiir ku xigeenkii hore ee wasaaraddaha Warfaafinta, dhaqanka iyo Wacyigelinta iyo shaqo-gelinta arrimaha bulshada iyo qoyska Marxuumad Shukri Xariir Ismaaciil oo ku geeriyooday shalay oo ay taariikhdu tahay 16-01-2021, caasimada Somaliland ee Hargeysa.
Mustafe-Janaale waxa u uku sifeeyey Marwo ka baxday dalka iyo dadkaba, door muhiimana ka soo qaadatay dhismaha warbaahinta, arrimaha bulshada iyo dalkaba, tusaalena u ahayd haweenka siyaasada daneeya. “Doorkii Shugri Xariir ay ka soo qaadatay dhismaha Saxaafadda Somaliland iyo Siyaasadda-ba waa la tebi doonaa, waxay ahayd Marxuumadu qof karti iyo dedaal baddaan oo dad aqoona”
Waxaanan Marxuumada ILAAHAY uga baryeyna inuu janadii fardowsa ka waraabiyo, Qoyskii, Ehaladii, Qaraabadii iyo guud ahaan umadda reer Somaliland ee uu ka baxayna Samir iyo iimaan saadiqa ha inaga siiyo.
Aamiin……………………..Aamiin……………………………………..Aamiin.
Hooyo Saafi Cabdilaahi Jaamac Nadiif
Hooyo Sahra Yuusuf Warsame
Mubaarig Cabdi Maxamed
Maxamed-Aamiin Cabdi Maxamed
Muuna Cabdi Maxamed
Mukhtaar Cabdi Maxamed
Fardowsa Cabdi Maxamed
Nimco Cabdi Maxamed
Aasiya Cabdi Maxamed
Niciima Cabdi Maxamed
Mubaarig Xasan Jaamac
Cabdixakiin Cabdilaahi Jaamac
Khadar Cabdilaahi Maxamed
Cabdiqaadir Cabdilaahi Maxamed
Farax Cabdilaahi Maxamed
Axmed-NAASIR Cabdilaahi Maxamed
Dhamaan dadkani waxay Tacsi u dirayaan Mujaahid Xasan Cumar Xirsi (Xasan-GUJUF) oo Walaalkii Marxuum Yuusuf Cumar Xirsi Buubaal maalintii Khamiistii Taariikhduna ahayd 16.1.2021 ku geeriyooday Magaalada Hargeysa, oo lagu aasay. Marxuumka ILAAHAY ha geeyo janatul Fardowsa, dhamaanteena Samir iyo iimaan ha inaga siiyo.
Aamiin……………………………………………………………..Aamiin.