Barnaamijka Xogta Dahsoon Doorashada Maraykanka, “Dhuxul Dambas Huwan”


Hargeysa(Hayaannews): Barnaamijka Xogta Dahsoon waxa lagu lafa-guri doonaa doorashada Mareykanka iyo arrimaha ku xeeran.

Ololaha doorashada Mareykanka oo marayaa meeshi ugu sareysay,waxaana ku loo lamaya Madaxweyne Donald Trump iyo Musharraxa xisbiga Dimoqraadiga Joe Biden, waxaanay doorashada Mareykanku dhacaysa maalinta Salaasada ah ee ay taariikhduna tahay 3 November 2020.

Waxaana Barnaamijkan soo jeedinayaa Xuseen Aadan Kurdi,waxaana soo baahiyay Shabakada Wararka ee Hayaannews.

HALKAN HOOSE KA DAAWO

Hayaannews, Office

Hargeysa, Somaliland

Email: Hayaannewssoma@gmail.com