Ciidamada Booliska Somaliland Oo Xalay Xabsiga U Taxaabey Xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool

Hargeysa (Hayaannews) Ciidamada Booliska Somaliland ayaa caawa xabsiga u taxaabey xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool oo ka tirsan xildhibaanada Baarlamaanka Somaliland.

Xildhibaan Dhakool ayaa ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Somaliland ee kasoo jeeda gobolka Sool.

Xildhibaanka ayaa shalay warbaahinta ka sheegay in maalinta 18-May ay tahay maalin u gaar ah beesha SNM.

HOOSTA KA DAAWO   shirka jaraa’id ee sabab u noqotay in  lagu xidhol Xidhibaanka.