Cuqaasha Beesha Ciise Oo Baaq Qaylo Dhaan Ah U Direy  Ciidanka SSC

LAASCAANOOD(Hayaannews): Cuqaasha beesha Ciise ee Somaliland ayaa ku dhawaaqey dagaal ka dhan ah reerka Sacad Muuse ee uu ka dhashey Madaxweyne Biixi, kaas oo ay ku eedeeyeen iney kula kaceen falal isugu jira dhul boob, Cubudhin iyo gacan ka hadal dadka xoolo dhaqato ah ee deegaanka  Dooxa Bisiq.

Waxana Cuqaasha Ciise ka dalbatey Daraawiishta ssc iney u soo diraan gurmad Ciidan oo ka difaaca Awooda Milateriga Somaliland oo ay sheegeen in loo adeegsado dhaca iyo boobka hantida beesha Ciise ee deegaanka Dooxa Bisiq .

HALKAN HOOSE KA DAAWO