“Dagaalkii Maanta Ayuu Inoo Bilaamay,…Waa Jihaad Aynu Tallada Dalka Ku Badbaadinayno,” Cabdiqaadir-JIRDE

Hargeysa(Hayaannews): Guddoomiyaha Kumeel-gaadhka ah ee Xisbiga WADDANI Xildhibaan Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde ayaa sheegay inay jihaad ay talada dalka ku bad-baadinayan inay galayaan.

Xildhibaan Cabdiqaadir-JIRDE waxa uu sidaa ku sheegay maanta mar uu ka hadlayay shirweynihii 3aad ee Xisbiga WADDANI oo uu khudbad ka jeediyay.

“KULMIYE Heshiiskii Ayuu Ka Baxay Dacwad Ayaanu Ka Gudbinaynaa…”. Ayuu yidhi Cabdiqaadir Jirde

Hadaba, HALKAN HOOSE KA DAAWO