Dawlada Ingiriiska Oo Damacsan Qorshe Dadka Magangelyo Doonka Ah Lagu Gaynayo Afrika

London(Hayaannews): Dowladda UK ayaa qorsheyneysa sharci awood u siinaya waaxda arrimaha gudaha inay dadka soo-galootiga ah ee dalbanaya magangalyada u diri karto codsigooda dal kale oo dibadda ah, si loo baaro qaxootinimadooda.

Nidaamkan ayaa hadda ka jira waddanka Australia kaliya.

Warbaahinta UK ayaa sheegtay in Xoghayaha Laanta Socdaalka Priti Patel ay kala hadashay dowladda Denmark inay dal Africa ku yaal ka wada furtaan xarun lagu eego codsiyada qaxootiga.

Isha ku hay Shabakada caalamiga ah ee WWW.Hayaannews.net oo kala soco wararkii ugu danbeeyey adduunyada.

#Hayaannews, Office

Hargeysa, Somaliland

EMAIL: Hayaannewssoma@gmail.com