Dawlada Somaliland Oo Soo Bandhigtay Caddaymaha Saraakiil Ciidanka Puntland Ka Tirsan Oo Dagaal Soo Qaaday

Sool (Hayaannews):- Taliyaha Ciidanka Millateriga Somaliland, ayaa soo bandhigay caddaymo laga hayo Saraakiil Ciidammada Puntland oo dagaal ku soo qaaday Fadhiisimmada Ciidammada Qaranka Somaliland ee Bariga Laascaanood.

Afhayeenka Ciidammada Millateriga Somaliland oo Saxaafadda kula hadlay Jiidda hore ee Bariga gobolka Sool, ayaa sharraxay caddaymaha ay hayaan iyo sida wax u dhaceen.

Warkan oo faahfaahsan waxaan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-