Dawladaha Somaliland Iyo Taiwan Oo Kala Saxeexday Heshiiska Iskaashiga Caafimaadka.

 Hargeya(Hayaannews): Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibbedda Jamhuuriyadda Somaliland ahna ku simaha wasiirka Mudane: Libaan Yuusuf Cusman ayaa maanta si rasmi ah ula sexeexday dhiggiisa Wasiirka Arrimaha Dibedda Taiwan Mudane: Joseph Wu, Heshiiska Iskaashiga Caafimaadka Somaliland iyo Taiwan.

Sidoo kale Waxa Goobjoog ka ahaa Sexeexa Heshiiska, Wasiirada Caafimaadka ee Dalalka Somaliland iyo Taiwan

Heshiiskan oo ku saabsan horumarinta caafimaad ayaa waxa uu qayb ka yahay iskaashiga iyo xoojinta xidhiidhka labada dal ee Somaliland iyo Taiwan

Isha ku hay Shabakada caalamiga ah ee WWW.Hayaannews.net oo kala soco wararkii ugu danbeeyey adduunyada.

#Hayaannews, Office

Hargeysa, Somaliland

EMAIL: Hayaannewssoma@gmail.com