Dawladaha Soomaaliya iyo Masar oo Heshiisyo kala Saxeexday

Qaahira(Hayaannews): Dowladdaha Masar iyo Soomaaliyua ayaa magaalada Qaahira ku kala saxeextay heshiisyo la xidhiidha dhinacyada Waxbarashada, Ganacsiga iyo Maalgashiga.

Wefdi uu hoggaaminayo ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa safar shaqo ku jooga dalka Masar, maalintii saddexaad.

Dowladda Masar ayaa oggolaatay inay kordhiso tiradea ardayda Soomaalida ee deeqda waxbarasho loo geeyo dalka Masar.

Isha ku hay Shabakada caalamiga ah ee WWW.Hayaannews.net oo kala soco wararkii ugu danbeeyey adduunyada.

#Hayaannews, Office

Hargeysa, Somaliland

EMAIL: Hayaannewsonline@gmail.com