Diiwaangelinta Cod-bixiyayaasha Oo Ka Billaabatay Gobolka Soomaalida Ethiopia Iyo Diidmada Mucaaridka

Jigjiga(Hayaannews); Deeggaanada dhulka Soomaalida Ethiopia waxaa maanta ka billaabatay diiwaangelin ku-celis ah oo dadka lagu siinayo kaararka codbixinta doorashada la filayo in la qabto dhammaadka bishan September.

Diiwaangelin horey gobolka looga sameeyay waxaa diiday xisbiyadda mucaaradka, oo dowladda deeggaanka ku eedeeyay inay ku shubatay diiwaangelinti hore.

Isha ku hay Shabakada caalamiga ah ee WWW.Hayaannews.net oo kala soco wararkii ugu danbeeyey adduunyada.

#Hayaannews, Office

Hargeysa, Somaliland

EMAIL: Hayaannewsonline@gmail.com