Hargeysa(Hayaannews): Mujaahid Ibraahim Dhagaweyne ayaa ku tilmaamay duuliye Axmed Dheere inuu naftiisa khatar geliyey.
Sidaa waxa uu Mujaahid Ibraahim Dhagaweyne ku sheegay Munaasibad duuliye Axmed Maxamed Xasan (Axmed-dheere) lagu guddoonsiiyey billad-sharafta ugu weyn ee maamuuska qaranka Somaliland lagu bixiyo, Baasaboorka Somaliland oo Diblomaasi ah iyo mulkiyadda dhul uu duuliyuhu leeyahay oo looga binayn doono dhisme guri isaga u gaar ah.
HALKAN HOOSE KA DAAWO
Hayaannews, Office
Hargeysa, Somaliland
Email: Hayannewssoma@gmail.com