Doorashooyinka Somaliland iyo Doorka Cashuurta Shacabka Laga Qaado “MUWAADIN NOQO CASHUUR-BIXIYE”

Hargeysa(Hayaannews):Doorashooyinkii Wakiillada iyo Deegaanka ee dalka ka qabsoomay 31-kii June 2021, ayaa kharashkii ku baxay %76 (Boqolkiiba lix iyo toddobaatan) waxa laga maal-geliyay cashuurta Muwaadinka.

Doorashadan ayaa waxay kor-u-qaaday hannaanka geedi socodka dimuqraadiyadeed jamhuuriyadda Somaliland.

HALKAN HOOSE KA DAAWO

Isha ku hay Shabakada caalamiga ah ee WWW.Hayaannews.net oo kala soco wararkii ugu danbeeyey adduunyada.

#Hayaannews, Office

Hargeysa, Somaliland

EMAIL: Hayaannewssoma@gmail.com