HAYAANNEWS.NET
Dowladda Soomaaliya Oo Heshiis Dayn Cafin Ah La Saxeexatay Dalalka England, Denmark iyo Netherland
December 23, 2020 - Written by admin

Muqdisho (Hayaannews) Dowladda Soomaaliya ayaa heshiis dayn cafin ah la saxeexatay dalalka England, Denmark iyo Netherland, sida uu sheegay wasiirka maaliyadda Soomaaliya Dr. Cabdirahman Ducaale Beyle oo heshiiska u saxeexay Soomaaliya.

Wasiirka maaliyadda Soomaaliya, ayaa sheegay in saxeexaan uu daba socdo go’aankii ka soo baxay shir dhacay 31-kii March 2020 oo Soomaaliya lagaga saamaxay lacag dhan 1.4 Bilyan.

Go’aanka kasoo baxay shirkaas ayaa dhigayay in Soomaaliya ay dal waliba si gooni ah uga saxeexato inta uu ka saamaxay.

Isu geynta lacagta ay saamaxeen 3 dal ayaa gaadheyay $69.9 million.

Soomaaliya oo lagu leeyahay shan bilyan oo dollar oo dayn ah ayaa maraysa wajiyadii ugu dambeeyay ee qorshaha dayn cafinta, waxaana hore deymo uga cafiyay dalal dhowr ah oo malaayiin dollar ku lahaa.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews