Fannaan Soomaaliyeed Ee Qoomal Oo Fanka Isaga Baxay Iyo Farriina Direy
October 29, 2019 - Written by admin
Riyaad (Hayaannews)-Fannaanka Caanka ah ee Soomaaliyeed
Maxamed Axmed Qoomaal oo shaaciye inuu Katoobad keenay Heesihii uu qaadi jiray.
Islamarkaanna wuxuu bulshadda ka codsaday inay iska tiraan Heesihiisii uu horre
u qaaday.
Fannaan Qoomaal wuxuu siddan ka sheegay dhulka Barakeysan
waxaa haddiyad ahaan loo siiyey Kitaabka Qur’aanka kariimka ah.
Fannaan Qoomaal ayaa ka mid ahaa fannaaniinta Soomaaliyeed ee aadka loo jeclaa codkiisa. Balse wuxuu dedaal iyo dhiirigelin uu sameeyey ka toobad keenay heesihii wuxuunna u go’ay dhinaca cibaaddaad.
Alle waxaynnu fannaanka uga baryayaan inuu camalkaa fiican
ee uu la yimi ugu waddo. Allenna dhammaanteen innagu kulansiiyo Jannooyinkiisa.