Fariinta Wacyigelinta Komiishanka Dooashooyinka Somaliland

“Fariinta Wacyigelinta Degmo-doorosho Bedelka iyo U Adeegida Dadkii Kaadhadhku Ka Lumeen Ee Is-diiwaangeliyey 2016.”

Hargeysa(Hayaannews): Muwaadin Komiishanka Doorashooyinka Qaranku waxa uu kugu war-gelinayaa inuu usameyn doono degmo doorasho bedel, dadkii sida rasmiga ah uga soo guurey deegaanadoodii hore.

Sidoo Kale Komiishanka doorashooyinka qaranku waxa uu kugu wargelinayaa inuu u sameyn doono degmo-doorasho bedel, dadkii ka soo guurey deegaanadoodii hore.

Hadaba Shabakada Wararka ee Hayaannews waxay Macaamiisheeda halan ugu soo gudbinaysaa Fariinta Wacyigelinta Komiishanka Doorashooyinka

 

DAAWASHO WACAN.

https://www.facebook.com/Hayaannews/videos/414756663138425

 

#Mustafe_Janaale

#Hayaannews, Office

Hargeysa, Somaliland

Email: Hayaannewssoma@gmail.com