“ Socon Meyso In Nin Reer Somaliland Ah Xoolihiisa La Iska Qaato ..”
Hargeysa(Hayaannews):Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa si adag uga hadlay muranka u dhaxeeya Ganacsade Axmed Cusmaan Geelle Iyo Dawlada Jabuuti
Sidaa waxa uu Faysal Cali Waraabe Ku Sheegay Shirjaraaid oo uu maanta ku qabtay Magaalada Hargeysa
“ Socon Meyso In Nin Reer Somaliland Ah Xoolihiisa La Iska Qaato ..”Ayuu yidhi Faysal Cali Waraabe
