Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Oo Guddi Anshax-Marina U Saaray Laba Xildhibaan Aqalkaasi Ka Tirsan.

“Labadan Xildhibaan ee la anshax marinayo waxa laga hakiyay inay ka soo qeybgalaan fadhiyada Golaha…..” Guddoomiye Saleebaan-GAAL

Hargeysa(Hayaannews): Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan (Saleebaan-GAAL), ayaa u saaray guddi anshax-marisa laba xildhibaan oo ka tirsan Aqalka Odayaasha oo kala ah Xildhibaan Maxamed Sheekh Cabdiraxmaan Maxamed iyo Xildhibaan Cabdicasiis Maxamed Gaaxnuug, kadib markii lagu eedeeyey inay sameeyeen amar-diido,buuq iyo jahawareer.

Guddidan anshax-marinta oo ka koobnayd Sagaal xubnood ka tirsan Xildhibaanada Golaha Guurtida Somaliland. Sidaa waxa lagu sheegay Warsaxafadeed uu ku saxeexan-yahay Saleebaan Maxamuud Aadan (Saleebaan-GAAL) oo maanta nuqul ka mid ah ay heshay Shabakada Hayaannews, waxaanu u dhignaa sidan:

 

Hayaannews, Office

Hargeysa, Somaliland

Email: Hayaannewssoma@gmail.com