“Haddii Siyaasadda Warbaahinta Laga Heshiiyo Xeerkana Waa Laga Heshiin karaa. Waanu soo dhaweynayaa Saxaafadda waanan………” Wasiir Saleebaan C. KOORE. #SOMA

Hargeysa(Hayaannews): Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacigelinta Jamhuuriyadda Somaliland Md Saleebaan Yuusuf Cali (Koore), ayaa sheegay inuu soo dhaweynayo Saxaafadda, isla markaana uu la shaqeynayo.

Wasiir KOORE waxa uu ku dooday haddii Siyaasadda Warbaahinta laga heshiiyo xeerkana waa laga heshiinayaa. Hadaba Shabakada Wararka ee Hayaannews ayaa waxay macaamiisheeda u soo gudbinaysa  Khadbadii Wasiirka Saleebaan Cali Koore

HALKAN HOOSE KA DAAWO

#Mustafe_Janaale(MJ)

#Hayaannews, Office

Hargeysa, Somaliland

Email: Hayaannewssoma@gmail.com