“In Gudoomiye Xirsi C.I.D-da Looga Yeedho, Sharcigay Gefku Ahayd Oo Xisbiyada Mucaaradka Ayey Gef Ku Ahayd” Suldaan Cabdiraxiin Saxardiid Kaahin

London (Hayaannews)-Suldaanka Guud ee Beesha Bariga Hargeysa Suldaan Cabdiraxiin Saxardiid Kaahin, oo ka hadlay guud ahaan xaalada siyaasadeed ee dalka gaar ahaana muranka furista urarada siyaasada iyo yeedhmadii xukuumadu Gudoomiyaha Xisbiga Waddani uga yeedhay xarunta C.I.D-da ayaa waxa uu sheegay In Gudoomiye Xirsi C.I.D-da looga yeedhaa ay sharciga gefku ahayd oo xisbiyada mucaaradka ayey gef ku ahayd.

Sidoo kale Suldaan Cabdiraxiin Saxardiid Kaahin waxa uu usoo-jeediyey dhinacyada siyaasada Somaliland in dhinac kastaa ku qanco go’aanka kasoo baxa maxkamada.

Waraysi kooban oo Suldaan Cabdiraxiin Saxardiid Kaahin uu arimahaas kaga hadlaayo siiyey Sahan Tv ayaa waxa uu yidhi sidan:-