HAYAANNEWS.NET
Isbedel kale Oo Lagu Sameeyey jadwalka Doorashada Soomaaliya
December 30, 2020 - Written by admin

Muqdisho(Hayaannews): Guddiga lagu mursan yahay ee doorashooyinka qaranka ee Soomaaliya ayaa qoraal ay xalay soo saareen ku sheegay in mar kale uu isbedel ku yimid jadwalkii loo qorsheeyay inay ku dhacaan doorashooyinka xildhibaannada Aqalka Sare.

Jadwalkii hore ee guddiga dejiyey ayaa ahaa in doorashada ay billaabato 31-ka Decembar 2020 ilaa 6-da Janaayo 2021-ka.

Jadwalkan cusub ayey guddigan sheegeen in qabashada codsiyada murashixiinta Golaha Aqalka Sare ay ku egtahay 5-ta Jannaayo 2021-ka, halka tartanka kuraasta Aqalka Sare loo asteeyay in la qabto inta u dhaxaysa 7 illaa 14 Janaayo 2021.

Weriyaha Shabakada wararka ee Hayaannews ayaa sidaasi ku soo waramayaa.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews