Jaaliyada Somaliland Ee Mareykanka Oo Deeq Buugag Ah Ku wareejisay Gudoomiyaha Jaaliyada Ee Dalka Mareykanka.

Minneapolis(Hayaannews): Jaaliyada reer Somaliland ee dalka Mareykanka ayaa deeq buugaag ah ku wareejisay Guddoomiyaha jaaliyadda ee dalkaasi Mareykanka Ali Farah.

Munaasibad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ka dhacday Magaalada Minneapolis ee dalka mareykanka oo ay ka soo qeybgaleen masuuliyiin ka kala socday saddexda Xisbi qaran, Ganacsato iyo hoggaanka jaaliyadda reer Somaliland dalkaasi.

Hadaba, Shabakada Wararka ee Hayaannews ayaa macaamiisheeda u soo gudbinaysa ee HALKAN HOOSE KA DAAWO: