“Koobkii Sannadka Xisbiga WADDANI Waxa Kaalinta Kowaad Ku Guuleystay Ingiriiska, Kaalinta Labaadna Mareykanka….” Cabdiraxmaan-CIRRO.

Hargeysa(Hayaannws): Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cabdiraxmaan-CIRRO),ayaa sheegay in koobkii sannadkan ee Xisbiga WADDANI waxa kaalinta kowaad ku guuleystay Ingiriiska, halka kaalinta labaadna u uku guuleystay Mareykanku.

“Koobkii sannadkan Xisbiga WADDANI waxa kaalinta Kowaad ku Guuleystay Ingiriiska, Kaalinta Labaadna Mareykanka….”Ayuu yidhi Cabdiraxmaan-CIRRO.

HALKAN HOOSE KA DAAWO,

DPA organizational profile