“KULMIYE Dawladnimadisii Ayuu Kufsaday………” Xoghayaha Guud Ee Xisbiga WADDANI

Xoghayaha guud ee xisbiga WADDANI Khadar Xuseen Cabdi

Hargeysa(Hayaannews): Xoghayaha guud ee Xisbiga WADDANI Khadar Xuseen ayaa ku eedeeyey Xisbiga Muxaafidka ah ee KULMIYE inuu dawladnimadii kufsaday.

Xoghaye Khadar waxa uu sidaa ku sheegay mar uu maanta ka hadlayay shirweynihii 3aad ee Xisbiga WADDANI.

HALKAN HOOSE KA DAAWO