Laba Caruura Oo U Geeriyooday  Dab Ka Kacay Badhtamaha Magaalada Hargeysa, Iyo Maayir Cabdikariin Oo Fariin u Diray Bulshada.

Hargeysa(Hayaannews): Laba Caruur ah ayaa caawa ku nafwaayay, kadib markii guri ay ku jireen oo jiingad  ahaa kuna yaala  laynka Bilayska  uu shuf beelay.

Lama garanayo sababta keentay dabkan sababay khasaaraha naf iyo maal-ba,

Mayorka Caasimada Hargeysa Cabdikariin Axmed Mooge ayaa sheegay inaanay dawladu aqbali dooni inuu qof waddo iska xidho,isla makaana uu la kulmi doono ciqaab. “Maalin kasta inta meel dab qabsado waddo aynu ka galno waayi maayno ee Dawladu waxay isticmaali doontaa awoodeeda dawlad nimo, ma aqbalayno in qof waddo iska xidho ciqaab adag ayuuna la kulmi doonaa qofka waddo xidhaa”

Isha ku hay Shabakada caalamiga ah ee WWW.Hayaannews.net oo kala soco wararkii ugu danbeeyey adduunyada.

#Hayaannews, Office

Hargeysa, Somaliland

EMAIL: Hayaannewssoma@gmail.com