LIVE Munaasibada  Xuska 30 Guurada Ka Soo Wareegtay Madax-banaanida Jamhuuriyadda Somaliland Ee 18 MAY

Hargeysa(Hayaannews) Xaflad Loogu dabaal-dagayay Xuska 30-Guurada ka soo wareegtay Maalinta Qaranimada Somaliland ee 18-ka MAY ayaa caawa si weyn looga Xusay Qasriga Madaxtooyada Somaliland ee Magaalda Hargeysa.

Munaasibadan oo toosa (LIVE) loogala socday qeybaha kala duwan ee Barbaahinta Somaliland HOOS KA DAAWO.